waa maxay programming
-
Virtualization
Baro 11-kale oo kamid ah Concept-yada ugu muhiimsan Computer Science-ka.
Muqalkenan waxaynu ku baran dona qaybo ka mid ah conceptyada aasaasiyadka u ah Barashada Computer-ka. Inad Fahamto asaasiyadka Computerku waxay kuu fududeen karta barashada ad baranayso waxyabo badan oo lasi xidhidha computerka Sida Programming-ka, Networking-ka, Cyber Securityga iyo DHamaanba qaybaha kale. Waana Qaybteni labad waxaynuna qaybtan ku baran doona Waxyabo ay kamid yihin OOP API SSH Virtualization Encryption Iyo qaar…
Read More »