Muqalkenan waxaynu ku baran dona qaybo ka mid ah conceptyada aasaasiyadka u ah Barashada Computer-ka.
Inad Fahamto asaasiyadka Computerku waxay kuu fududeen karta barashada ad baranayso waxyabo badan oo lasi xidhidha computerka Sida Programming-ka, Networking-ka, Cyber Securityga iyo DHamaanba qaybaha kale.
Waana Qaybteni labad waxaynuna qaybtan ku baran doona Waxyabo ay kamid yihin
OOP
API
SSH
Virtualization
Encryption
Iyo qaar kale oo muhim ah.
Waa Maxay Version Control:
Virtualization:
kuso biir K-Tech Somali Telegram Group:
Subscribe
Like
Share
Mahadsanid.!
[ad_2]
source