Virtualization
Baro 11-kale oo kamid ah Concept-yada ugu muhiimsan Computer Science-ka.
Muqalkenan waxaynu ku baran dona qaybo ka mid ah conceptyada aasaasiyadka u ah Barashada Computer-ka.
Inad Fahamto asaasiyadka Computerku waxay kuu fududeen karta barashada ad baranayso waxyabo badan oo lasi xidhidha computerka Sida Programming-ka, Networking-ka, Cyber Securityga iyo DHamaanba qaybaha kale.
Waana Qaybteni labad waxaynuna qaybtan ku baran doona Waxyabo ay kamid yihin
OOP
API
SSH
Virtualization
Encryption
Iyo qaar kale oo muhim ah.
Waa Maxay Version Control:
Virtualization:
kuso biir K-Tech Somali Telegram Group:
Subscribe
Like
Share
Mahadsanid.!
[ad_2]
source
Sxb muqaal kasoo samee big o natation wiahi way ii kadeeday waxa please
Oop
Sxb cidka aayar hagaji adoow xuman iifahmen mahadsanid